
SPL Event Calendar
About this event
Location Link: NewHolly Branch Room Location: Meeting Room Registration Required: Registration is not required. Detailed Description: Kaleidoscope Play & Learn offers a chance for children and their families to come play and have a good time. There is also a play time for children to explore various toys and play activities.
Children learn and explore the use of art, music, toys and more. Families learn about their child's development and community resources available to them. Thanks to our partner East African Community Services . --------------------------------------------------------------- Ku ciyaarista iyo barashada qalabka Kaleidoscope-ka waxay siisaa fursad carruurta iyo qoysaskooda ay isugu yimaadaan si ay u ciyaaraan oo ayna waqti fiican ku wada qaataan.
Read more
Waxa kale oo jira wakhti ay carruurtu ku sahminayaan alaabta ay caruurtu ku ciyaaraan ee kala duwan iyo hawlaha ciyaarta. Carruurtu waxay bartaan oona sahmiyaan isticmaalka farshaxanka, muusiga, alaabta ay caruurtu ku ciyaaraan iyo wax ka loo badan. Qoysasku waxay bartaan horumarka ilmahooda iyo macluumaadka/ilaha bulshada ee ay heli karaan.
Waxaa mahad leh la-hawlgalaheena Adeegyada Bulshada Bariga Afrika (East African Community Services) . Event Logistics: This group is open to children of all abilities, ages 0 - 5 years old. Kaleidoscope Play & Learn is for Family, Friend & Neighbor Caregivers, Parents, and the children in their care.
This is not a drop-off program and it is not a good fit for daycare centers, preschools, or other childcare organizations. Find out more about Early Learning & Story Time programs. --------------------------------------------------------------- Kooxdani waxay u furan tahay carruurta qabaan dhammaan awoodaha kala duwan, da'doodu tahay 0 - 5 sano jir. Kani maaha barnaamij meel-ka-dhigis ah oo kuma habboona xarumaha xannaanada, dugsiyada barbaarinta, ama ururrada kale ee daryeelka carruurta.
Wax badan ka ogow barnaamijyada Waqtiga Barashada Hore & Sheekada . Contact Us: If you have questions about this event, Ask Us or call 206-386-4636. --------------------------------------------------------------- Haddii aad su'aalo ka qabto dhacdadan, Na Weydii ama wac 206-386-4636. ADA Accommodations: We can provide accommodations for people with disabilities at Library events.
Please contact LEAP at least seven days before the event to request accommodations. All Library programs are free and open to the public. --------------------------------------------------------------- Waxaan u sameyn karnaa wax u diyaarin dadka naafada ah ee jooga munaasabadaha ka dhacayaan Maktabadda. Fadlan la xidhiidh LEAP ugu yaraan todoba maalmood ka hor dhacdada si aad u codsato wax u sii diyaarin.
Dhammaan barnaamijyada maktabaddu waa lacag la'aan oo u furan dadweynaha. Children listen to multilingual stories, sing songs and do simple arts and crafts with their caregivers during the group time. --------------------------------------------------------------- Carruurtu waxay dhegaystaan sheekooyinka luqadaha badan, waxay ku heesaan heeso waxayna la sameeyaan farshaxanka iyo farsamooyinka gacanta ee fudud daryeelayaashooda inta lagu jiro wakhtiga kooxda.
Description from The Seattle Public Library.
Registration, tickets, accessibility and last-minute changes are handled by the organizer. Confirm details before you go.
More events in Seattle
Pokémon ClubNewHolly Branch
English Conversation CircleNewHolly Branch
Homework HelpNewHolly Branch
Game On for Kids! Role-playing game (RPG)NewHolly Branch
Brick BuddiesNewHolly Branch
"Battle for Paradise: Puerto Rico, restrictions apply*" ExhibitCentral Library